Deg Deg:-Taliyaha Nabadsugida Soomaaliya Oo Is Casilay

0

War Ka Soo Baxay Hay’adda Nabadsugida Iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Ayaa Lagu Sheegay In Taliyaha Hay’adda Nabadsguda Soomaaliya Uu Iska Casilay Xilkaas.

War Lagu Qoray Barta Twitter-Ka Ee Hay’adda NISA Ayaa Lagu Sheegay In Taliye Xuseen Cismaan Xuseen Uu Warqadiisa Is Casilaada U Gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

In Kastoo Sabab Is Casiladiisa Lagu Sheegay In Ay Tahay Arrimo Isaga U Gaar Ah Ayaa Hadana Wararka Aan Heleyno Waxa Ay Sheegayaan In Uu U Sharaxan Yahay U Tartamida Kursi Ka Banaan Golaha Shacabka.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here