DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho iyo rasaas socota

0

Dagaal toos ah ayaa ka socda Agagaarka Madaxtooyadda  Soomaaliya , waxaana sidoo kale la maqlayaa 2 qarax  Oo xooggan, wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan In dabley hubeysan ay weerareen goob ay ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan dowladda gaar ahaan kuwo loo yaqaano Koofigaduuda.

Qarax ayaa sidoo kale laga maqlay Isgoyska Ceelgaabta ee Muqdisho.

Wixii kusoo kordha kala soco warkii.com

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here