DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

0

Qarax loo adeegsaday gaari lagu xiray  waxyaabaha Qarxa ayaa goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow Beerta Nabadda dhanka Hoteel Muno, waxaana jira Khasaare ka dhashay Sidda Risaala u xaqiijiyeen goobjoogayaal.

Gaariga ayaa yaallay meel Labaajo ah oo lagu dhaqaayay, waxaana la sheegay in uu ku dhintay Tuux dhaqaayay, waxaa sidoo kale jira Dhaawacyo.

Goobta uu Qaraxu ka dhacay ayaa waxaa qabsaday Uuro iyo Qiiq xooggan, waxaana hadda socda badbaadinta dadkii ay waxyeelado soo gaartay.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here