DEG DEG: Mas’uul Sare Oo Ka Tirsanaa Maamulka Jubbaland Oo Is Casilay

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegayaan in gudoomiyaha Maxamadda Magaalada Kismaayo uu ku dhawaaqay  in uu iscasilay.

Gudoomiyaha iscasilay ayaa waxa lagu magacaabaa  Sheekh Xasan Macalin Aadan, waxaana Sanadyadii lasoo dhaafay uu ahaa Gudoomiyaha Maxkamadda Kismaayo.

Ilo ku dhow Madaxtooyadda Jubbaland ayaa Warkii.com u sheegay in Sababta uu isku casilay in ay tahay Mushaar la’aan soo wajahday.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale waxaa la sheegay in uu Cabasho xooggan uu ka muujiyay dhaqaalo xumo ka jirta Maxkamadda Magaalada Kismaayo.

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Warkii.Com

qolka 114 bar ama baro, hadaba si aad qolka usoo gasho, numbaradaan hoos ku xusan ayaad midkood soo qaraaceysaa, ama soo waceysaa 
US 001 7128322642
Australia 0280725101
Austria 4312675953
Belgium 3225882666
Denmark 4578795496
Finland 358974790172
Germany 496994329810
Norway 4721939527
Sweden 46852509904
UK 443306060934

Dhacdooyinka iyo Filimada
WARARKII