DEG DEG: Labo Nin oo Isku dishay Tooreey Goordhaweyd Degmada Kaxda

Warar goordhaweyd heshay  Allhirshabeelle.com ayaa waxay sheegayaan in Labo nin ay isku tooreysay Xaafad ka mid ah Degmada Kaxda Ee Magaalada Muqdisho.

Dilka labada nin ayaa ka dambeysay kadib markii ay isku af garan waayeen Kaarar loo qeybinayey oo Mucaawimo lagu qaadan lahaa.

Wararka ayaa sheegaya in tooreey ay isla dhaceen oo labaduba ay geeriyoodeen sida ay xaqiijinayaan dad goob joogayaal ah.

Gudoomiyaha Degmada Kaxda Maxamed Ismaaciil Cabdullaahi oo xiriir aan la sameenay weli kama uusan hadlin Arintaan.

Kaxda oo ka mid ah Degmooyinka Xamar ayaa ah meesha ugu badan ee marti gelisey dadka Abaarta soo barakacisey waxaana kusugan kudhawaad 10 Kun Qoys.

qolka 114 bar ama baro, hadaba si aad qolka usoo gasho, numbaradaan hoos ku xusan ayaad midkood soo qaraaceysaa, ama soo waceysaa 
US 001 7128322642
Australia 0280725101
Austria 4312675953
Belgium 3225882666
Denmark 4578795496
Finland 358974790172
Germany 496994329810
Norway 4721939527
Sweden 46852509904
UK 443306060934

Dhacdooyinka iyo Filimada
WARARKII