DEG DEG: Golaha Wakiilada Soomaaliland Oo Ka Jawaabay Go’aankii Golaha Shacabka Ee Shirkadda DP World

0

Magaalada Hargeysa ee Soomaliland waxaa Maanta kulan ku yeeshay Golaha Wakiilada Maamulkaas,kulankas oo ahaa mid ay uga jawaabayeen in saameynta uu ku yeelan karo xeerkii Soomaaliya looga mamnuucay Shirkadda DP World.

Kulanka oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Golahaas Baashe Maxamed Faarax,ayaa Goluhu waxa ay sheegeen in Go’aankii shalay ka soo baxay Baarlamaanka Soomaaliya uusan sameyn ku yeelan doonin isla markaana waxba ka quseyn,

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay ansixiyay Xeer dalka looga mamnuucay shirkadda DP World ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta,isla markana waxba kama jiran lagu sheegay heshiisyadii ay horay u gashay.

Goordhow la socda Warkaan oo faah faahsan.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here