DEG DEG: Ciidamada Muqtaar Rooboow oo cashar u dhigay Shabaab…..

Xaalad deganaansho ah ayaa laga dareemayaa deegaano ka tirsan Gobolka Bakool gaar ahaan deegaanada Siinaley iyo Abal halkaas oo ay ku dagaalameen Ciidamada Muqtaar Rooboow iyo Koonfur Galbeed oo dhinac ah iyo Al-Shabaab.

Dagaalkaas oo bilaawday shalay Gelinkii dambe ayaa Soo gaaray xalay fiidkii, waxaana la sheegay in uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho & dhaawac balse aan wali la ogeyn tirada rasmiga ah.

Masuuliyiinta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegeen in ay dagaalkaas dad farabadan ku dileen hub farabadan ay ku qabsadeen.

Weli Al-Shabaab dhankooda kama hadlin dagaalkaas balse,dadka deegaanka qaarkood at sheegayaan in ay cabsi dareemayaa

 

qolka 114 bar ama baro, hadaba si aad qolka usoo gasho, numbaradaan hoos ku xusan ayaad midkood soo qaraaceysaa, ama soo waceysaa 
US 001 7128322642
Australia 0280725101
Austria 4312675953
Belgium 3225882666
Denmark 4578795496
Finland 358974790172
Germany 496994329810
Norway 4721939527
Sweden 46852509904
UK 443306060934

Dhacdooyinka iyo Filimada
WARARKII