DEG DEG: Ciidamada Militeriga DF oo Al-Shabaab ka saaray Deegaan Muhiim ah

Wararka ka imaanaya  Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaa Howlgal gaar ah ay ka sameeyeen Ciidamada Dowlada Federaalka ku waa oo la wareegay deegaano dhaca Gobolkaasi.

Deegaanka ay Ciidamada Dowlada kala wareegeen Kooxda Al-Shabaab waxaa lagu magacaabaa Daar-Macalin waxaana Qayaastii 30KM u jirtaa Degmada Baardheere ee Gobolkaasi Gedo.

Deegaanka Daar-Macalin ayaa la xaqiijiyay in ay tahay Deegaan Istaraatiiji ah waxaana uu isku xiraa Degmooyinka Baardheere iy Garbahaareey ee Gobolkaasi Gedo.

DHAGEYSO LIVE 7124322959 AMA 0017124322959

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

error: Content is protected !!