Deepika Padukone Iyo Ranver Singh Oo La Ogaaday Xiliga Guurkoda Dhacaayo Akhri Xogta Muhiimka!!

0

Deepika Padukone iyo Ranver Singh xiriirkoda waa mid soo jireen ah oo ilaa 5 sano soo jirsaday balse markaan lamaanahan waxay goaansadeen inee xiriirkoda ka dhabeyeen oo ay is guursadaan.

Waa kuwa kamid ah lamaanayasha loogu jecelyahay Bollywoodka kuwaso nolosha dhabta ah iyo shaashadaba ku kasbadeen shaqsiyaad badan Bollywoodka oodhana isla jeclaadeen inee mar uun nin iyo xaaskisa noqdaan.

Waxaa hore loo sheegay in bisha November dhici doono arooskoda balse hadana sheeko kale ayaa soo baaxday oo sheegeysa in arooskoda dib u dhacay 2019 laga dhigay xiliga ay is guursan doonan.

Sidaa aawged warar ayaa kasoo baxay dhanka Deepika iyo Ranver oo todobaadyadii hore sheegayeen in lamaanahan shaaca ka qaadi doonan 17 bishaan oo maanta ku beegan xiliga rasmiga ah ee uu dhici doono arooskoda.

Hadaba xalay ayee magaalka kusoo noqdeen hader waxaa la ogaaday xiloga rasmiga ah ay aqal gali doonan lamaanahan waxaana la sheegay in uu aqal gal kooda dhici doono 12 Nov ilaa 16 Nov inta udhaxeysa.

Haa, wararka kasoo baxaya DNA-ga waxay sheegen in sida loo badan yaahy 13 Nov noqon doonan nin iyo xaaskisa warkaana ayaana noqday mid ka farxiyay taageerayaasha lamaanahan.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here