Dad ku sumoobay Hilib ay ku cuneen deegaano ka tirsan Galgaduud

0

Wararka ka imaanaya Degmada Balanbale ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in 20 ruux ay ku sumooben Hilib ay cuneen degaano hoostaga Degmadaasi.

Dadka sumoobay ayaa waxa ay ku nool yihiin deegaanka Haraare oo ku yaalla duleedka degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Balanbale ayaa Warkii.Com  u Sheegay in dadkaasi ay ku sumoobeen Neef Geel ah oo ay qasheen,isla markaana la geeyey Isbitaalo ku kala yaala degmooyinka Balanbale iyo Guriceel oo dhamaantoioda kawada tirsan Gobolka Galgaduud.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here