Dad Ka Soo Laabtay Aaska Dadkii Ku Dhintay Qarxii Shalay Oo La Rasaaseeyay

0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya rasaas lagu furay Gaari ay la socdeen dad soo duugay Meydadka qaar kamid ah dadkii ku geeriyooday Qaraxyadi lagu weeraray Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho.

Dad Goobjoogayaal ah warkii u sheegay in Wadada loo galay Gaari ay saarnaayeen dad ka  soo laabtay Aaska dad ku geeriyooday Qaraxii shalay,waxaana ka dhashay weerarkaasi khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Ugu yaraan hal ruux ayaa ku geeriyooday halka mid kale uu dhaawac kasoo gaaray weerarkaas.

Laamaha amniga Soomaaliya weli kama hadlin dhacdadaas,mana jirto cid sheegatay mas’uuliyada gaariga lagu rasaaseeyay duleedka Magalada Muqdisho.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here