DAAWO WAR CULUS: Itoobiya oo qorshe halis ah la damcsan Somalia, walaac Kenya, & Khilaafka W/arimaha dibada..

0

Kulanti Wanaagsan dhamaan Akhristayaasha WARKII.COM kuna soo dhawaada Wararkii ugu dambeeyay ee Somalia.

Wararka ugu waa weyn waxaa ka mid ah: Itoobiya oo dib u bilowday faragalintii ay ku haysay Somalia, Kenya oo ka walaacsan in Somalia ay kaga guuleysato maxkamada caalamiga dacwada badda, Somaliland oo go’aan culus ku dhawaaqday, khilaafka wasaarada arimaha dibada ka taagan waxa u salka ku hayo, al.shabaab oo war cusub soo saaray iyo qodoba kale.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here