Daawo Video:Puntland Oo Ka Hadashay Dagaalkii laascaanood Ku Dhexmaray somaliland iyo Shacabka.

0

Gudiga Difaaca Puntland ayaa ka hadlay xaalada magaalada Laascaanod ee maanta waxaana ka hadlay xaalada.

Wasiirka ayaa sheegay in Maamulka somaliland uu haatan Nafta Biday In uu Awooda saaro shacabka laascaanood isagoona dhanka kale u diray Hamblayo Shacabka laascaanood oo si dhiiran ula dagaalamay maleeshiyad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here