Daawo Video:-Madaxweyne Farmaajo”Dalka Waxaa Ku Soo Duulay Cadaw Shisheeye Oo Nabada Diidan

0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Maanta tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta ee booliska Soomaaliya ayaa sheegay in dalkaan uu ku soo duulay Cadaw Shisheeye.

Waxa uu sheegay in dadka dhibaatada ku haya dalka Soomaaliya ay yihiin dad dalalkooda u diiday dhibaato iyo burbur laakin la soo aaday dhanka Soomaaliya.

Waxa uu Madaxweyne Farmaajo ku baaqay in Shacabka Soomaaliyeed ay ka hortagaan cadawga soomaaliya ee dalwalba uga soo duulay sida uu hadalka u dhigay.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here