DAAWO VIDEO: Haweenkii Ictisaamka iyo Hablaha Kale ee Garoowe Weerar Ku Qaaday Xaliimo Gobaad Una Hanjabay Farxiya Fiska.

0

Qaar kamid ah haweenka kunool magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa weerar culus bandhig faneedkii dhowaan Xaliimo Gobaad ay ku qabatay magaalada Garoowe.

Haweenkaan ayaa sheegay in Xaliimo Gobaad iyo fanaaniinta kale ee hadda isku diyaarinaya bandhig faneedkuba ay meel uga dheceen diinta Suuban ee Islaamka aysanna aqbali karin wixii Garoowe ka dhacay.

DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here