DAAWO VIDEO: Al Jazeera oo xog shacabka Ogeyn kashaacisay diyaaradii Imaaraadka lahaa ee dhawaan Bosaaso kasoo degtay

0

Warbaahinta laga leeyahay dalka Qadar ee Al Jazeera ayaa warbixin kadhex muuqdaan xogo badan ka shaacisay arintii dhawaan kadhacday garoonka magaalada Bosaaso kasoo ahayd saraakiisha udhashay dalka Imaaraadka carabta.

Al Jazeera ayaa baahisay xogo arintaas ku saabsan waxaana ay sheegtay in waxyaabo u muhiim ah saraakiishaas ka buuxeen boorsooyinka saarnaa diyaarada inkastoo si toos ah u carabaabin.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here