Daawo Sawirro: Aqalka cad ee Maraykanka oo markii ugu horeysay lixdan sano ka dib la dayactirayo

Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa markii ugu horraysay muddo lixdan sanadood ah dayactir lagu samaynayaa.

Trump ayaa xafiis allaab cusub la dhigay ku soo noqon doona marka dayactirkan la dhamaystiro todobaadka dambe.

Hadda wuxuu ku maqan yahay fasax 17 maalmood ah oo uu ku joogo gurigiisa gaarka ah ee ku yaalla gobolka New Jersey.

Laakiin fasaxiisii ayuu maalin ka soo jaray oo Isniintii ayuu ku soo noqday Washington DC, waxaana dayactirka sokow la casriyeynayaa qalabka duugoobay ee yaalla aqalka cad, iyadoo qurxin iyo dib u hagaajin lagu sameynayo Jardiinooyinka

qolka 114 bar ama baro, hadaba si aad qolka usoo gasho, numbaradaan hoos ku xusan ayaad midkood soo qaraaceysaa, ama soo waceysaa 
US 001 7128322642
Australia 0280725101
Austria 4312675953
Belgium 3225882666
Denmark 4578795496
Finland 358974790172
Germany 496994329810
Norway 4721939527
Sweden 46852509904
UK 443306060934

Dhacdooyinka iyo Filimada
WARARKII