DAAWO Muuqaal: A/Madoobe oo sheegay war ay ka naxaan reer Kismaayo

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Aaxmed Madoobe” ayaa amar kubixiyey in dhamaan guryaha dadka shacabka ay degan yihiin ee ah Guryaha Danta gud oo ay leheed Dowladii dhexe laga wada baxo.

Axmed Madoobe ayaa Amarkaasi waxaa uu ka sheegay Magaalada Kismaayo isagoo Cadeeyay in Guryaha Ay Dowladii dhexe la heyd lagu wareejinayo Maamulka Jubbaladn isalamarkaana dhamaan dadka hada degan laga saarayo.

Inta badan Guryihii Dadnta guud ee Dowladii dhaxe laheyd ayaa waxaa degan Dad u badan dann yar kuwaas oo Hoy iyo ganacasi u yahay lamana oga sababta Maamulka Jubbaland xiligan uu dadka uga saarayo guryihii Dowlada ay laheyd xiligan

DHAGEYSO LIVE 7124322959 AMA 0017124322959

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

error: Content is protected !!