DAAWO: Muqdisho oo lagu sameeyay gaadhi aan xabadu karin & Bandhig Carweedkii bulshada ka yaabiyey

0

Gudoomiyaha golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda ayaa daah furay bandhiga wax soo saarka warshadaha ciidanka asluubta dalka oo maanta Muqdisho ka bilowday.

Bandhig Carweedkan ayaa waxaa sameeyay maxaabiista ku xidhan xabsiga dhexe ee Xamar, waxaana halkaasi kusoo bandhigeen gaadhi aan xabaddu karin, qalabka fadhiga, kuraas, miisas casri ah iyo qalabka hiddaha iyo dhaqanka oo ay sameeyeen.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here