DAAWO MUQAALKA: Gaarigii Ku Qarxay Zoobe Oo Kaamirooyinka Qabteen Iyo Qaraxa Kahor Jawiga Zoobe Siduu Ahaa

Waxa la helay muuqaal ku saabsan qaraxii ka dhacay Zoobe bil kahor, iyadoo kaamirooyinka ay qabteen gaarigii qarxay iyo sidoo kale qaabka uu ku yimid halkaasi.

Gaarigan ayaa sida muuqaalka aad ku arkeysaan wuxuu si xowli ah uga yimid dhanka Isgoyska Banaadir, wuxuu si qasab ah kusoo galayaa seet uuna lahayn.

Wuxuu burburinayaa Gaari Homey iyo Mooto Bajaaj meesha mareysa, iyadoo halka uu ku qarxayana ay tahay meel aad u saxmad ah oo gaadiid badan ay xireen.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka:

qolka 114 bar ama baro, hadaba si aad qolka usoo gasho, numbaradaan hoos ku xusan ayaad midkood soo qaraaceysaa, ama soo waceysaa 
US 001 7128322642
Australia 0280725101
Austria 4312675953
Belgium 3225882666
Denmark 4578795496
Finland 358974790172
Germany 496994329810
Norway 4721939527
Sweden 46852509904
UK 443306060934

Dhacdooyinka iyo Filimada
WARARKII