DAAWO : Fanaanada Amina Dhool oo Xaalad Naxdin Badan Ku Jirta, iyo Muuqaal Murugo Badan oo Laga Duubay…

Fanaanada Soomaaliyeed ee Aamina Dhool oo Xaalad Naxdin badan ku Jirta Iyadoo ku sugan Cisbitaal ku yaala magaalada London ee dalka Ingiriiska, Halkaasi oo Xaaladeeda Caafimaad Lagula Tacaalayo.

Muuqaal Murugo badan oo laga soo duubay ayaa lagu soo Bandhigay Xaalada ay ku Jirto, Sidoo kale waxaa siwayn uga hadlay Qaar kamid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingiriiska.

qolka 114 bar ama baro, hadaba si aad qolka usoo gasho, numbaradaan hoos ku xusan ayaad midkood soo qaraaceysaa, ama soo waceysaa 
US 001 7128322642
Australia 0280725101
Austria 4312675953
Belgium 3225882666
Denmark 4578795496
Finland 358974790172
Germany 496994329810
Norway 4721939527
Sweden 46852509904
UK 443306060934

Dhacdooyinka iyo Filimada
WARARKII