caasimadda

DAAWO SAWIRADA:- Madaxweyne Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Ankara

Madaxweynaha Doowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa caawa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Ankara ee dalka Turkiga. Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Ankara, mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Turkiga. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Wasiirada Arrimaha Dibadda, Maaliyadda, Amniga iyo Wasiiro kale, waxaana lagu wadaa in heshiisyo dhowr ah ...

Read More »

Wararkii ugu danbeeyay shir xasaasi ah oo caawa u socda RW Kheyre & Madaxda Ahlu suna

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu shir xasaasi ah caawa u socdo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya iyo madaxda Ahlu suna ee ku sugan Muqdisho. Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ku jira isku daygiisii ugu danbeeyay ee uu ku badbaadinayo wadahadalkii u furmi lahaa Galmudug iyo Ahlu suna, isagoo ka dhaadhicinaya inay ka tanaasulaan shuruudo badan oo ay ...

Read More »

Daawo Sawirro: Haweeneyda ugu dheer iyo mida ugu gaaban caalamka oo ka qeyb galay Aftidii Turkiga

Arrimo badan oo cajiib ah oo dadku ay aad ula yaabeen ayaa lagu arkay Aftidii dastuurka ee dalka Turkiga ka dhacday dhowaan, waxaana ka mid ahaa in haweenaydii ugu gaabneyd dunida iyo tii ugu dheerayd ay ka qeyb galay aftidaas. Romeads Gladie oo noqotay haweenaydii dunida ugu dheerayd oo dhererkeedu gaarayo (2 mitir iyo 13 sm) ayaa codkeeda ka dhiibatay ...

Read More »

Maamulkii goboleed heshiis la galay Madaxda urur diimeedka Al-Saadicuun Bil-Xaq

Masuuliyiinta Maamul goboleedka Puntland ayaa kulan Magaalada Garowe kula qaadatay mas’uuliyiin ka tirsan Urur diimeedkii dhawaan Dowlada Soomaaliya ay dalka ka mamnuucday ee Al-Saadicuun Bil-Xaq. Kulanka oo ahaa mid albaabada loo xiray ayaa waxaa Puntland uga qeyb galay guddoomiyaha gobolka Nugaal iyo Taliyaha La dagaalanka argagixisada halka Ururka Al-Saadicuun Bil- Xaq uga qeyb galeen masuuliyiintooda ku sugan Puntland. Kulankan oo ...

Read More »

Daawo Sawirro: Sida garoomada UK loogu tababarayo Saraakiisha Heyadda socdaalka Somalia

Saraakiil ka tirsan heyadda socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowlada Soomaaliya oo dhowaan tababar loogu qaaday wadanka Britain ayaa garoomada dalkaas ka bilaabay tababarkoodii. Waxaa saraakiishan oo gaaraya lix xubnood oo haweeney ay ku jirto ay gaareen garoonka dayuuradaha magaalada Manchester halkaasoo noqotay goobtii ugu horeysay ee tababarkooda looga bilaabay. Tababarka ay qaadanayaan oo ay bixinayaan saraakiisha garoonka ka howlgasha ayaa ...

Read More »

Puntland & Urur Diimeedka “Al-saadicuuna bil-xaq” oo kulan degdeg ah ku leh Garowe..

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in hada uu socdo kulan u dhaxeeya xubno ka tirsan ururka Al-saadicuuna bil-xaq iyo masuuliyiinta Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntland oo uu ugu horeeyo Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar C/laahi Faraweyne. Wariye halkaasi ku sugan ayaa soo sheegaya shirka in uu yahay mid ay yeelanayaan Guddoomiyaha Gobolka ...

Read More »

XOG CUSUB: Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Go’aan halis ku ah dadka ku jira xabsiyadda…

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalmod kooban gudahood saxiixay fulinta xukunnada dil-sugayaasha ku jiray xabsiyada. Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa muddo afar maalmood ah gudahood ku fulisay toogasho lix eedeysane dil hore loogu xukumay, waana toogashii ugu badneyd e waqti sidaasi isugu dhow dhacda dhowaanahan. Xukunnada maalmihii dhowaan la fuliyay waxaa ku jira dil-sugayaal muddo bilo ah ku jiray ...

Read More »

DEG DEG: Sargaal ay qaraabo yihiin R/wasaarihii Ethiopia oo la dhaawacay

Wararka inaga soo gaaray Dalka Ethiopia waxaa ay sheegayaan in Sargaal sare oo ka tirsan Ciidamada Wadankaas lagu dhaawacay Gudaha wadanka Ethiopia. Sargaalka ayaa waxaa lagu magacaabaa Abay Amare kaasi oo ah taliye ku xigeenka ciidamada amaanka Dowlada Ethiopia ee magaalada Gonder. Sargaalka ayaa waxaa rasaas ku furay Kooxo la sheegay in ay wadaan Kacdoonka Dalkaas ka socda ee ka ...

Read More »

Ujeedada Safarka Madaxweynaha Farmaajo Ee Turkiga ?

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saacadaha soo socda ku sii jeeda dalka Turkiga, iyada oo halkaasi uga bilaaban doonto booqasho 3 maalin ah. Madaxweynaha ayaa casuumaad ka helay dhigiisa Turkiga waxaana lagu wadaa in ay ka wada hadlaan Farmaajo iyo Erdogan xiriirka labada dal, heshiisyadii hore ee labada dhinac iyo shirka London. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale lagu wadaa ...

Read More »

Faah Faahin: Diyaarado Duqeyn Ka Geystay Gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in diyarado dagaal oo illaa hadda aan la ogeyn dalka laga leeyahay ay duqeyn ka geysteen deegaanno ka tirsan gobolka Gedo. Diyaaradahan ayaa dhowr gantaal ku tuuray sida la sheegay saldhigyo Al-shabaab ku lahaayeen Gedo, iyadoo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay duqeyntay. Sidoo kale diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa iney ...

Read More »
error: Content is protected !!