Wednesday, June 19th, 2013
warkii.com logo

warkii

jawaari 16

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo QM Uga Tacsiyadeeyey Weerarkii Argigixiso Ee Maanta…. WARSAXAAFADEED

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa uga tacsiyadeeyey QM weerarkii argigixisonimo ee maanta lagu qaaday xarunta hay’adda UNDP ay ku leedahay magaalada Muqdisho. Mudane Maxamed ...

More warkii News

C.kariin-Xuseen-Guuleed

Wasiirka Gudaha oo sheegay in afar qof ajaaniib ah ay ku dhinteen weerarkii Xarunta UNDP

Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa  shir jaraa'id oo uu qabtey ku sheegay in Ciidamada ammaanka ...
14291

Al-Shabaab oo sheegtay inay ka dambeeyeen weerarka iyo qaraxyada UNDP lagu qaaday

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada weeraro iyo qaraxyo maanta ka dhacay xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo lagu qoray ...
UNDPa

Diyaarado yar yar oo dul heehaabaya xarunta UNDP iyo ciidanka Dowladda oo la wareegay goobta

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarado dagaal oo nooca yar yar ah ...
war deg deg ah 1

War Deg Deg Ah Ismiidaamin ka dhacay meel u dhow Xarunta UNDP iyo Rasaas Xoogan oo socota

Waxaa hada Weerar Ismiidaamin ah uu ka dhacay afaafka hore ee Xarunta UNDP oo ku yaala agagaarla Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ...
QARAX (1)

Qaraxyo goor dhow lagu weeraray xarunta UNDP iyo dagaal halkaas ka socda

Qaraxo aad u xoogan ayaa goor dhow abaara 11:30 daqiiqo barqanimo waxaa lagu weeraray xarunta heyadda UNDP oo ku taala agagaarka ...
oooooo

Madaxweyne ku xigeenka Axmed Madoobe oo ka Hadley dhaawacii shaley sarkaalka Kismaayo loogu geystey

Kadib markii shalay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose lagu dhaawacay Yaasiin Raadeer oo kamid ah Ururka Raaskaambooni ayaa dhaawaciisa,waxaa ...
calle_xamar_weyne_mogad

Ciidamada Dowlada oo saakey qabqabasho ka wada Xamar Weyne

Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Booliiska iyo nabadsugida ayaa waxa ay saaka howlgalo ka wadaan Degmada Xamarweyne ee Gobalka Banaadir ilaa ...
IMG_6713

Burburinta Dugsiyada Quraanka oo ay ka digeen Baarlamaanka Soomaaliya

Guddiga garsoorka iyo arimaha diinta ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka digay burburinta goobaha dugsi qur’aanada Magaalada Muqdisho, xilli dhawaan howlgal bur-burin ...
Afhayeenka

Maamulka Jubbaland oo dowladda Soomaaliya ku eedeeyay dagaaladii ka dhacay magaalada Jowhar

Maamulka Jubbaland garabka uu hogasmiyo Axmed Madoobe oo markii ugu horeysay ka hadlay dagaaladii ka dhacay labadii maalmood ee tagtay duleedka ...

 More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!