Saturday, November 17, 2018

Qarax Lala Eegtay Ciidamo Ka Tirsan Puntland

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro geystay oo duleedka Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari lagula eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa...

DHAGEYSO: Cali Maxamed Geedi Oo Ku Baaqay In Shuruud La’aan La Xaliyo Khilaafka Dowladda...

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladii KMG ah aheyd xillii Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada ka codsaday in si...

Akhriso:-Wararkii U Dambeeyay Ee Doorashada Koonfur Galbeed

Maanta oo ah 17 Bisha November ayay ku beegneed xilliga loo asteeyay doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed balse ay dib u dhacday walow aan...

DHAGEYSO: Jubbaland Oo Shaacisay Inay Diyaar U Tahay Wadahadalka DFS

Maalmihii la soo dhaafay waxaa Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ku sugnaa Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi si Jubbaland...

Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Maanta Kulan Yeelanaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Maanta oo ah Sabti Taariikhduna ay ku beegan tahay 17/11/2018 waxa ay kulan ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee...

DHAGEYSO: Maxaa looga hadlayaa Shir Madaxeedka Afrika oo maanta Itoobiya ka furmaya ?

R/wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guulleed (Khadar) Ayaa maanta Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya Uga qayb galaayo shirka madaxda Africa...

DHAGEYSO: Maamulka Degmada Balcad oo Dowladda Dhexe u jeediyay eedeymo culus

Maamulka Degmada Balcad ayaa ku eedeeyay dowladda dhexe ee Soomaaliya in sidii Al Shabaab oo kale ay ula dhaqanto shacabka degan degmada Balcad ee...

Daacish oo u digtay Shabaabka ka dagaalama Soomaaliya

Wargeyska Todobaadlaha ah ee ku hadla afka Daacishta ka dagaalanta Syria oo lagu magacaabo Al-Naba ayaa waxaa lagu soo daabacay in hogaamiyayaasha sar sare...

CIA:”Amarka lagu dilay Wariye Kashoggi waxaa bixiyay Amir Maxamed Bin Salmaan”.

Hay’adda Mareykanka u qaabilsan Sirdoonka arrimaha dibadda ee CIA ayaa soo afjartay baaritaan ay ku baadigoobayeen cidii amartay dilkii wariyihii dhaliili jiray Boqortooyada Sacuudiga...

Mareykanka oo Soomaaliya Safaarad ka furanaayo

Xiriirka Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa ahaa mid liita maadama wax qunsuliyad ah ama Safaarad ah uusan Mareykanka ku laheyn gudaha Soomaaliya laga soo bilaawo...

Stay connected

0FansLike
24FollowersFollow
30SubscribersSubscribe

Latest article

Shabaab ‘brides’ face seven fresh charges after acquittal

Three women who were acquitted of terrorism charges, including being members of Al-Shabaab and conspiracy to carry out an attack, have been charged again. Ummulkheir...

Eritrea, Ethiopia pledge to respect Somalia’s sovereignty

The leaders of Ethiopia and Eritrea have pledged to respect the ‘sovereignty, territorial integrity and political independence’ of Somalia, following a second tripartite meeting,...

KENYAN AL SHABAAB FIGHTERS USED AS SACRIFICIAL LAMBS, RETURNEE SAYS

Majority of Kenyans joining the Al Shabaab are being used as sacrificial lambs, a former foreign fighter and returnee has revealed. The fighter, who came...

Galmudug Cabinet Head Welcomes Farmajo’s Call For Talks

The head of Galmudug Cabinet Sheikh Mohamed Shaakir has welcomed President Abdullahi Farmajo invitation to state leaders meeting in Mogadishu. Shakir said Galmudug administration welcomes...

EU Force Blows Up ‘Pirate Ship’ Off The Coast Of Somalia

The European Union Naval Force says they have blown up an abandoned boat from which pirates had attempted to hijack a Hong Kong-flagged ship...
error: Content is protected !!