Saturday, October 20, 2018

Liverpool oo iska diiday dalab uga yimid kooxda Real Madrid kaas oo ay ku...

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay u sheegtay Real Madrid inaysan iibin doonin Mohamed Salah xagaaga soo aadan, iyadoo warar soo baxaya ay sheegayaan...

Bayern Munich oo lugta kowaad ee Semi Finalka guul daro kala kulantay Real Madrid...

Kulanka weyn ee Semi Fiinaalaha Champion-ka kana socdo garoonka Allianz Arena ayaa 1-1 kusoo idlaaday qaybtii hore waxaana goolasha Bayern iyo Real u kala...

DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo Iyo Wasiir Khadiijo Oo Ka Hadlay Guusha Xulka Da’da Yar Ee...

Wasiirada Wasaarada dhalanyarada iyo ciyaaraha Xukuumada Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo lahadashay Warkii.Com ee Magalada Muqdisho ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay xulka...

Xulka Qaranka Soomaaliya oo galabta laciyaaraya qaranka Uganda Semifinalaha tartanka Cecafa ee 17-jirada.

Kulan xiisa badan ayaa galabta la dhowraya xulka somaliya oo galabta laciyaaraya xulka Uganda OGAYSIISKA CIYAARTA. Semifinalah Tartanka Cecaf under 17 2018 Somalia VS Uganda Tanzania VS Kenya Saacada:-3:30pm Xulka...

Hordhaca: Bayern Munich vs Real Madrid – Los Blancos Oo Rikoor Fiican Ka Heysata...

Bayern Munich ayaa ku martigelin doonta Real Madrid garoonka Allianz Arena lugta koowaad ee semi-finalka Champions League, iyadoo macalin Jupp Heynckes uu raadinayo koobkiisii...

Salah Iyo Farminho oo kala diray xiddigaha Roma & Rikoor kasta oo caawa kulankaani...

Kulankan adag ee Anfield ka socdo ayaa qaybta hore cayaarta soo idlaatay ayadoo Liverpool 2-0 ku hogaamineyso waxaana u dhaliyay labada gool Salah. AS Roma...

Jose Mourinho Oo Wakiilada Martial Ku Eedeeyay Inay Wadaan Qorshe Ciyaaryahanka Kaga Tagayo Kooxda

Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa ku eedeynaya wakiilada xiddiga reer France Anthony Martial inay wadaan qorshe ciyaaryahanka kaga tagayo kooxda. Martial waxaa lala xiriirinayay...

Muxuu Maxay Mohamed Salah Kaga Dhigan Yahay Kulanka Caawa Uu Wajahayo Roma?

Weeraryahanka reer Masar ayaa u dhaqaaqay Anfield xagaagii lasoo dhaafay ka dib markii uu qaab ciyaareed wanaagsan ka sameeyay Roma. Salah ayaa tan iyo markii...

Wax walbo oo aad uga baahantahy kulanka Caawa kooxaha Liverpool iyo Roma.

Kooxda Liverpool ayaa caawa marti galin doonto kulan wayn oo ka tirsan Simifinalka Champion League lugtiisa 1aad  kooxda reer Italy Ee Roma waana kulan...

Maxamed Salax oo ku guuleystay abaalmarinta PFA-da ayaa yir”Ingiriiska waxaan ku soo laabtay anoo...

Maxamed Salax ayaa ku guulaystay abaalmarinta ciyaaryahanka ugu wanaagsan xilli ciyaareedka 2017-18ka ee uu bixiyo ururka ay ku midaysan yihiin xirfadleyaasha kubbadda cagta Ingiriiska...

Stay connected

0FansLike
24FollowersFollow
30SubscribersSubscribe

Latest article

SOMA Express Concern Over Misleading The Bidding For The Somali Constitutional Review Process Media...

The Somali Media Association (SOMA) unifying more than 36 media stations operational in South and Central Somalia, registered with the Ministry of Information, and...

Somalia To Develop A National Communication Strategy On Preventing And Countering Violent Extremism

Somalia Is In The Process Of Developing A National Communication Strategy, To Stem The Tide In Radicalization And Violent Extremism In The Horn Of...

KDF will only leave Somalia after Shabaab defeat

President Uhuru Kenyatta has said KDF soldiers will only pull out of Somalia after terror group Al-Shabaab is defeated and stability restored. Mr Kenyatta on...

Author reflects on 25th anniversary of ‘Black Hawk Down’

Many of the 120 soldiers who set out for the heart of Mogadishu 25 years ago were among the best the nation had to...

Somaliland’s inviting Ottoman heritage

IMPERIALISTS Have Long Coveted Somaliland’s Coast. Nowadays Visitors To Berbera, Its Main Port, Can Stroll From An Old American Air Base, Pass A Clutch...
error: Content is protected !!