somali

Siyaasi 3-da xildhibaan ee Wacbuudhan xil ugu raba Jabriil(Xog)

Siyaasiga Cabdullaahi Sheekh Xasan oo xil wasiir ka haaya maamulka Koonfur Galbeed ayaa gorgortan kula galay musharaxa madaxweyne ee Jabriil Ibraahim Cabdulle cododka seddax xildhibaan oo kasoo jeeda beesha Wacbuudhan Abgaal, kuwaasi oo aqalka hoose ee Hirshabeelle kasoo galay. Warar hoose oo warkii.comay heshay ayaa sheegaya in Cabdullaahi Sheekh Xasan uu seddaxdaasi xildhibaan u geeyay Musharax Jabriil, isagoona shuruud ugu dhigay ...

Read More »

Xog: Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo u hanjabay musharaxiin iyo xildhibaano dhowr ah

Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa si kulul uga hadlay Musharaxiin iyo Xildhibaano la sheegay inay faragalin ku hayaan ololihiisa ka socda magaalada Muqdisho. Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid ayaa sheegay inuusan ka waaban doonin iska celinta Musharaxiinta ka daba shaqeyneysa. Sharmaarke waxa uu tilmaamay inay jiraan Musharaxiin iyo Xildhibaano dhowr ah oo ka faafiya macluumaad aanu wax ...

Read More »

Musharaxiinta madaxweyne doonka ah oo u batay saddex beel (Aqriso)

Iyadoo dhawaan lagu wado in dalka Somalia ay ka dhacdo Doorasho Madaxweyninimo, ayaa waxaa soo baxaaya warar sheegaya in Musharaxiinta xilkaasi qabashadiisa u taagan ay kor u dhaafayaan 20 Musharax. Musharaxiinta u taagan qabashada xilkaasi ayaa waxaa ku jira Mas’uuliyiin xilal kala duwan kasoo qabtay dalka iyo kuwo ku cusub saaxada Siyaasada oo haminaaya in mar un magacooda laga hormariyo ...

Read More »

Sawirro: Hantida iyo ganacsiga uu Xasan Sheekh walaakiis ka abuurtay hantida qaranka

Baaris mudo socotay oo ay sameysay shabakadda warkii.com ayaa lagu ogaaday in shirkadda Doogle ee shidaalka oo xarumo fara badan ku leh isgoysyada Muqdisho inuu leeyahay ninka la dhashay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud  oo lagu magacaabo Cali Sheekh. Shirkaddan oo qaab casri ah u shaqeysa ayaa ajabyo waaweyn waxay ka sameysatay qaar ka mid ah isgoysyada ugu waa weyn ...

Read More »

Daawo:Shacabka Muqdisho oo layaaban ciidamada reer galbeedka wadooyinka maraya

Ayadoo saldhigyo waa weyn ee ciidamada reer galbeedka iyo kuwa sida gaarka ah ee calooshooda ushaqeysataasga ah xarunta u ah xarunta Xalane iyo garoonka diyaaradaha magaalada muqdisho ayaa haatan soo bandhigay cududooda awoodeed. Ciidamadaan ayaa mar waliba sheega in soomaaliya u jogaan caawinta dowlada soomaaliya balse waxa jira qorshayaal dowlada soomaaliya aan waxba kala socon balse ciidamadaan shisheeye kafushaan dano ...

Read More »

Daawo Sawirro: Ciidamada Ruushka oo shaaciyey iney qaarajiyeen hogaamiye sare oo ka tirsan Daacish

Ciidamada amniga ee dalka Ruushka waxay sheegayaan inay dileen hogaamiyihii daacish ee Waqooyiga Qowqas. Rustam Aselderov ayaa waxay sheegeen inuu ka mid yahay shan qof oo lagu dilay dagaal dhexmaray ciidamada amniga iyo ilaalada wasiirka arrimaha gudaha ee Makhachkala. Ciidamada Ruushka waxay sheegayaan in ninkaasi uu masuul ka ahaa weeraro badan oo dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Ruushka. ...

Read More »
error: Content is protected !!