Apps

Daawo Sawirada: Puntland oo wali wada dhismaha Maxjarka uu ka dhashay dagaalka Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in maamulka Puntland ay wali wadaan dhismaha Maxjarka xoolaha oo ah halka uu ka dhashay dagaalka u dhaxeeya ciidamada maamulka Galmudug iyo kuwa Puntland. Maamulka Glamudug ayaa kasoo horjeeda dhismaha maxjarkaasi , waxa ayna Puntland dhankeeda ku adkeesaneysa in ay dhisayaan Maxjarkaasi xoolaha, waxaana khilaafkan ka dhashay dagaal xoogan ...

Read More »
error: Content is protected !!