Cali Xaaji Warsame oo Dalka Kenya ugu ambabaxay arrimo siyaasadeed.

Musharaxa Dr. Cali Xaaji Warsame oo ka mid h Musharaxiint u taagan Xilka Madaxwaynaha Soomaliya ayaa Safar deg deg ah ugu ambabaxay magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya, waxaana socdalkiisu la xariiraa Olalaha Doorashada ee maalmihii lasoo dhafay uu ka waday Magaalada Muqdisho.

Dr.Cali Xaaji Warsame ayaa la soo sheehgayaa inuu dalka Kenya kulamo balaaran kula yeeshay Siyaasiyiin ka kala socota Beesha Caalamka, iyadoo sidoo kale uu halkaasi kulamo kula leeyahay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya.

Dhanka kale Musharaxaan ayaa u muuqda mid ku socda si dar dar ah, iyadoo uu kasbaday taageerayaal fara badan, wuxuuna sheegay inuu xoogga saari doono adkaynta Nabadgelyada Soomaaliya iyo Midnimadeeda.

salaamu Caleykum wr wb, walaalayaal waxaan idinla wadaagayaa inshaAllah, numbarada cusub ee qolka 114 bar ama baro, qolkaan oo ah ... 
hadaba si aad qolka usoo gasho, numbaradaan hoos ku xusan ayaad midkood soo qaraaceysaa, ama soo waceysaa 
US 001 7128322642
Australia 0280725101
Austria 4312675953
Belgium 3225882666
Denmark 4578795496
Finland 358974790172
Germany 496994329810
Norway 4721939527
Sweden 46852509904
UK 443306060934

Dhacdooyinka iyo Filimada
WARARKII