Booliska Turkiga oo soo gabangabeynaya Badi goobka Meydkii Jamaal Khashoggi.

0

Booliiska Turkiga ayaa soo gabangabeeynaya Baadi goobka Meydka Saxafigii Istanbuul algu dilay e Jamaal Khashoggi, hase ahaatee barista Dambigu waa ay socon doontaa, sida ay uu baahiyay TV-ga Aljazeera.

Al-jazeera waxay baahisay Jimcihii in Aashitto laga helay Guriga Qunsulkii guud ee Wadanka Sucuudiga u fadhiyay Istanbuul, halkaas oo la rumeeysanyahay in meydka lagu babi’iyay iyadoo la isticmaalayo Kiimiko.

Jamaal Khashoggi waxaa la dilay 2da Bishii October ee Snaadkaan waxaa la dilay durba markii uu galay Qunsuliyadda Sucuudiga ee Istanbuul, Dowladda Sucuudiga oo arrintaan lagu eedeeyayna wa ay iska fogeeysay, inkastoo ay sheegtay in Rag sucuudiga u dhashay ay falka ka dambeeyeen.

18 ruux ayey Dowadda Sucuudigu falkaan u xirtay, kuwaas oo turkigu uu dalbaday in loo gacan galiyo laakiin sucuudigu uuku adkeeystay in Dalkiis lagu maxkamadeeynayo.

Booliiska Turkiga oo muddo bil ka badan Meeydka Jamaal baadi goobaayay ayaa waxaa ay hadda arrinta u weecinayaan Dambi baris, waxayna joojinayaan baadi goobkii meydka.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here