BIGNEWS: Dawlada Soomaaliya Oo War Kasoo Saartay Wararka Soo baxay In Soomaaliland Ay Dooneyso…

0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisinta Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa soo hadal qaaday in wada hadalladii Soomaaliya iyo Somaliland ay socdaan dadaallo ku aaddan arintaasi, isla markaana ay qeyb ka noqon doonaan Dhab u heshiisiinta Qaran ee dalka laga hirgelin doono…

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa sheegay in dedaal badan lagu bixiyey sidii loo baajin lahaa loona heshisiin lahaa colaadihii ka jiray deegaanno ka tirsan Galmudug, waxaana Tubta siyaasadda loo dhan yahay qeybta Wasaaradda Arrimaha Gudaha ku xusan Halbeegyada dhaqangelinta Dhab u heshiisiin Qaran.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadisay sida Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi uu u aqbalay in Maamulkiisa iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay wada shaqeyn dhaw yeeshaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here