AKHRISO;-Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo Bilaabay Qorshe lagu Cirib Tirayo Kooxada Damul-jadiid Xilka Qaadisna ku Bilaabay Wasiirada.

Wareegto ka Soo baxaday Xafiiska Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo ay ku Xusanyihiin Eedeymo Dhowr ah ayaa Xilka looga Qaaday Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha Maamul Goboldeedka Galmudug C/qaadir Cllaahi Warsame (Cabdladiif) oo ka mid ah Wasiirada sida aadka ah u Taageerijiray Kooxada Damul-jadiid ee Madaxweynihii hore soomaaliya Xasan Sheekh iyo Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

error: Content is protected !!