AKHRISO: Madaxweynaha Hirshabeelle oo eedeeyay Golaha Iskaashiga D/goboleedyadda

0

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa ka soo horjeestay go’aamadii u dambeeyay iyo shirarka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ku yeesheen magaalada Nairobi, kaasoo ay la qaateen Beesha Caalamka.

War kasoo baxay ayaa lagu sheegay in ay tahay wax laga xumaado in maamulada qaarkood ay gaaraan Go’aan hirshabeelle oo aan ogeyn.

“Dowlad goboleedka Hirshabeelle waxay ka soo horjeestaa wax kasta oo baal marsan hadafkii loo aas aasay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada”ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Madaxtooyada Hirshabeelle.

Untitled Document

ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada

TEL 001 7127755624 USA 7127755624

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here