14 Years of Lucky – No Time For Love: Salman Khan Filmkiisa Lucky Iyo Sida Uu Ku Guul Darestay!

0

Maanta oo kale 1 April 2005 waxaa tiyaatarada la saaray filimka jaceylka ah Lucky – No Time For Love ee Salman Khan kusoo caan bixiyay atirishada lagu magacaabo Sneha Ullal waana filim guul dareestay ganacsi ahaan oo Below Average ah inkastoo sheekadiisa aad loo amaanay.

Filimka Lucky – No Time For Love sida uu ku guul dareestay xogtiisa oo dhameestiran kana soo xiganay shabakada Boxoffice India (BOI) fadlan hoos kaga bogo:

Jilaayaasha filimkan: Salman Khan, Sneha Ullal, Mithun Chakraborty, Kader Khan iyo kuwo kale.

Director: Radhika Rao and Vinay

Tiyaatarada laga daawaday: 400

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 2.32 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  6.57 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 10.15 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay –14 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 15.94 Corre

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 52.09 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 23.09 Crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay – $1.08m

Tirada tikit u goosatay – 5-malyan 209,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 8.09 Crore

Natiijadiisa: Below Average

Qiimeynta IMDB Rating – 4.8/10

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here